wargeyskadawan.com
Maamulka Degmada Mandheera oo Olole Nadaafadeed ka fuliyay Magalada Abdaal
degmada maandheera oo horkacaya ururada bulshada ayaa shalay olole balaadhan oo nadaafadeed ka fuliyay magaalada Abdaal oo xarun u ah degmada mandheera halkaasi oo khashin buuxdhaafiy…