wargeyskadawan.com
Hoos U Dhac Laga Dareemaayo Sarifka Doolarka Suuqyada Hargaysa Kadib Markii Baanku Lacag Kusoo Daayay Suuqa
Waxa muddooyinkii ugu danbeeyay suuqyada sarifka lacagaha laga dareemayay kor u kac ku yimid sarifka Doolarka kaas oo maalinba maalinta ka danbaysa kor usii kacaayay laakiin tan ayaa maalmihii u da…