wargeyskadawan.com
Maraykanka Oo Xayiraad Dhinaca Socdaalka ah Ku Soo Rogay Cali Khaliif Galaydh
Nairobi, (Dawan)- Dawladda Maraykanka ayaa xayiraad ku soo rogtay Prof. Cali Khaliif Galaydh ka dib markii ay u aqoonsatay inuu yahay dagaal ooge fidmo ka dhex wada Somaliland. Xayiraadda lagu soo …