wargeyskadawan.com
16 Baabuur Oo Lagu Wareejiyay Wasaaradaha Fulinaya Mashriicda Laga Maal-gelinayo Sanduuqa Horumarinta Somaliland
Hargaysa (DAWAN)- Gaadiid cusub oo tiradiisu dhan tahay 16 baabuur, ayaa lagu wareejiyey shan wasaaradood iyo laba wakaalood oo fulinaya mashaariicda uu maalgalinayo Sanduuqa Horumarinta Somaliland…