wargeyskadawan.com
Caafimaadka Caruurta iyo Caanaha Naaska
• Caanaha naasku waa waxa ugu wanaagsan ee ilmaha lasiinkaro • Ilmaha waa in aad siisid caanaha naaska kaliya ilaa uu gaadho afar (4) bilood; haka joogin naaska ilaa uu cunugaagu gaadho ugu yaraaan…