wargeyskadawan.com
“Gabiley Kamuu Dhicin Muddaharaad Lagu Gubay Calanka KULMIYE Ee Waxaanu Aragnay Calan Cida Yaalla Oo Gubanaya”
Gabilay(Dawan):- Guddoomiyaha Gobolka Gabiley Mustafe Cabdi Ciise (Shiine) ayaa sheegay inaanay jirin wax mudaharaad ah oo khamiistii ka dhacay magaaladda Gabiley, hase yeeshee ay Tv-yadda ka daawa…