wargeyskadawan.com
Millitariga Burkina Faso oo loogu Baaqay inay Talada Wareejiyaan
Qaramada Midoobay iyo Midawga Afrika ayaa ku baaqay in Hogaamiyeyaasha Millitariga ee hadda maamulaya wadanka Burkina Faso in ay talada ku wareejiyaan shacabka ama ay wajihi doonaan cawaaqib xun. T…