wargeyskadawan.com
“Waxaan Codsanayaa In Nabadgelyada-Darrada Xaysimo Dawladdu Il Naxariisle ku Eegto”
Taleex, (Dawan)- Badhasaabka gobolka cusub ee uu dhawaan madaxweynaha Somaliland magacaabay ee Xaysimo Cabdirashiid Maxamuud Axmed ayaa ka warbixiyay xaaladda guud ee gobolkaas hadda ku sugan yahay…