wargeyskadawan.com
Xawaaraha Horumarka Waddooyinka Gobolka Awdal
Boorama (Dawan) Horumar ballaadhan ayaa ka Socda magaalada Boorama ee xarunta Gobolka Awdal, halkaas oo ay hay’adda ASARDA ka waddo waddooyin casri ah oo aad u qurux badan, kuwaas oo wax weyn ka be…