wargeyskadawan.com
“Shirkii Brussels Fikirkii La Iskula Qaatay In Ficil Loo Rogo Muddo Ayay Qaadanaysaa”
Hargaysa (Dawan): Shir lagu qiimaynayo waxyaabaha ka hirgalay lacagihii iyo mashaariicdii Somaliland u gaarka ahaa ee shirkii sanadkii hore ka qabsoomay magaalada Brussels lagaga yaboohay ayaa …