wargeyskadawan.com
Gudidda Ganacsatadda Wajaale Oo Maayarka Ku Wareejiyay Dab-demiskii U Horeeyay Ee Magaaladaasi Yeelato
Wajaale(DAWAN): Gudidda ganacsatadda ee magaaladda Tog-Wajaale ee gobolka Gabiley, ayaa shalay maayarka degmadaasi ku wareejiyay baabuur dab-demis ah oo ay ku soo iibiyeen lacag ay iyagu iska u…