wargeyskadawan.com
Jaamacadda Admas Oo Xaflad Soo Dhaweyn Ah U Qabatay Ardaydda Cusub Ee Sanadkan Is-diiwaangeliyay
Hargeysa (Dawan): Jaamacada Admas ee magaaladda Hargeysa ayaa xafladd aan nooceeda hore loo arag kusoo dhaweysay ardaydeeda cusub ee sanadkan is-diiwaangalisay oo ka koobnaa 1223 Arday, waxaana ard…