wargeyskadawan.com
Ilmeyar oo geeri ka badbaadey kadib markii uu kasoo dhacay meel sare oo dherer ahaan gaadhaysa 70 mitir
Ilme yar oo da’ahaan gaadhaaya afar sanno jir ayaa ka badbaadey geeri kadib markii uu kasoo dhacay meel aad u dheer oo dhererkeedu gaadhaayo 70m,meeshaas oo ku taala xeebta badda waqooyiga gobolk…