wargeyskadawan.com
Madaxweyne Siilaanyo Oo Xadhiga Ka Jaray 5Km Oo Ka Mid Wadadda Isku Xidhaysa Hargeysa iyo Salaxlay oo La Dhamaystiray
Hargaysa (Dawan): Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo) ayaa shalay Xadhiga ka jaray 5 Km oo ah wejigii labaad ee Wadadda Cad oo isku xidhaysa Degmadda Salaxlay iyo Maga…