wargeyskadawan.com
Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhiga ka Jaray 5-tii Km Ee Ugu Horeeyay Jidka Isku Xidhaya Bali-gubadle Iyo Hargeysa
Hargeysa (DAWAN)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa shalay xadhiga ka jaray shantii KM ee u horeeyay ee wadada isku xidhaysa Baligubadle iyo magaalada Hargeysa …