wargeyskadawan.com
Nin Seexday Isagoo Xor ah Oo Toosay Isagoo Jeel Ku Xidhan
Gobolka Florida ee Dalka Maraykanka , nin tuug ah ayaa u dhacay guri ku yaal gobolkaasi. Tuugan ayaa markii uu guriga galay kiish ka buuxsaday dahabkii iyo alabooyin kale oo qaali oo guriga yaalay.…