wargeyskadawan.com
Madaxweynuhu Hees Uma Baahnee Qarankoo Hagardaamada Iyo Heyb Heybta Laga Daayo U Baahan Yahay
ugu horeynba aan si kooban idinku sifeeyo shaqsiyada madaxweyha iyo sawirka uu ku leeyahay guud ahaan mandaqada aynu ku nool nahay gaar ahaana macnaha iyo miisanka uu ugu fadhiyo Somaliland oo dhan…