wargeyskadawan.com
Maamulka Sanaag iyo Madaxdhaqameedka Ceeryaan Oo Soo Afjaray Dilal Soo Taxnaa 17 Sanno
Ceeryaan(Dawan):- Maamulka Gobolka Sanaag, ka degmada Ceerigaabo iyo madax-dhaqameedka deegaanka,ayaa soo af-jaray isla markaana wada jir u dhameeyay xiisad colaadeed oo ay sababeen dilal hore u…