wargeyskadawan.com
Nayjeeriya: Masjid lagu Weeraray Qaraxyo iyo Rasaas
Tobanaan qof ayaa dhintay kadib markii qoryo iyo bamam lagu weeraray mid ka mid ah masaajida waaweyn ee ku yaal magaalada Nayjeeriya ee Kano jimcihii. Dad kale oo badan ayaa dhaawacmay sida uu she…