wargeyskadawan.com
“Turkigu Xil ayuu iska Saaray Wada-hadalka Labada Dal, Somaliland-na Waxa ka Go’an…” Wasiir Xirsi
Hargeysa, (Dawan)- Wasiirka madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa ka warbixiyay natiijada socdaal ay dhawaan ku tageen isaga iyo wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoo…