wargeyskadawan.com
Difaaceyaasha Xuquuqda Aadamaha Somaliland Oo Ka Dayriyay Khiyaamooyin Uu La Soo Baxay Guddoomiye Cirro
Hargeysa (DAWAN))-Difaaceyaasha madaxa banana ee xuquuqda aadamaha Somaliland, ayaa sheegay in sannadkan sii galbanaya ee 2014-ka ay dalka ka dhaceen dhacdooyin ugub ah oo uu ku eedeeyay Guddoomiy…