wargeyskadawan.com
Hargeysa: Wiil Dhalinyarro Ah Oo Shufto Dhaawacyo Halis ah u Geysteen Oo U Mahad Celiyay Ciidanka Booliska
Hargaysa (Dawan): Waa dhibaato aad u weyn oo si aad ah looga wada dareemay ama ay u saamaysay dhamaanba bulshadda ku nool caasimadda Hargeysa. Waana khatar joogto noqotay sanadahan danbe, taas…