wargeyskadawan.com
Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Furay Shirweynaha Qaran Ee Dhallinyarada Somaliland Oo ay SONYO Qabatay
Hargeysa (DAWAN)- Shir-weynaha Dhallinyarada Somaliland oo ah kii ugu horreeyey ee noociisa oo kale ah ayaa shalay waxa uu ka furmay Huteel Guuleed ee Magaalada Hargeysa, shirkaasi oo ay soo qaban …