wargeyskadawan.com
Isbadalka Cimilada oo Heshiis laga Gaadhi La’yahay
Wufuuda qaramada midoobey ee ka qeybgalaya shirka isbedelka hawada ee ka socdo dalka Peru, ayaa hal maalin uga dhimantahay inay heshiis ka gaadhaan yareynta qiiqa faraha badan ee hawada lagu siidaa…