wargeyskadawan.com
Mid ka mid ah Saraakiisha Calanka U sida Da’yarta Somaliland & Juhdigiisii 2003-dii Illaa 2014-kii
Hargeysa (DAWAN)-Kabtan Nimcaan Yuusuf Cismaan, waa mid ka mid ah dhalinyarrada dedaalka weyn sameeyay ee qayrkood tusaalaha cad ee wax ku oolka ah u noqonaya.