wargeyskadawan.com
Shirgudoonka Wakiiladda Oo ka War-bixiyay Xuskii Qowmiyadaha Itoobiya oo ay ka Qeyb-galeen
Hargeysa(DAWAN):-Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo Ku xigeenkiisa Koowaad ayaa shalay dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii ay socdaal qaat…