wargeyskadawan.com
Wasiirka Maaliyada Oo Wakiiladda u Jilciyay Odoros-miisaaniyadeedka 2015-ka
Hargeysa (Dawan) – Wasiirka Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaalle ayaa mar kale shalay hortagay fadhigii Golaha Wakiiladda oo uu qodob qodob ugu sharaxay odoroska miisaaniyadeedka 2015…