wargeyskadawan.com
Guddoomiye Cirro Oo u Adkaysan Waayay Fal-celiska Bulshaddu Ku Naqdiday Taageeradii WADDANI u Muujiyay Suldaan Somaliland Ka Caasiyoobay
Hargaysa (DAWAN):-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa u adkaysan waayay fal celiska naqdiga bulshadda Somaliland kaga yimid hadalkii ka s…