wargeyskadawan.com
Salaadiinta Awdal Oo Ku Baaqay In Iyaga Loo Daayo Furdaaminta Arrinta Suldaan Wabar
Boorama (Dawan) Salaadiinta iyo Madaxdhaqameedka gobolka Awdal ayaa sheegay in arrinta Suldaan Abubakar Cilmi Wabar ay gacanta ku hayaan, isla markaana iyagga laga war sugo.