wargeyskadawan.com
Guddigii Shirkii HOODAALLE Oo Caddeeyay In Cagaha Loo Geliyay Arrimo Siyaasadeed
Hargeysa (DAWAN): Xubno ka mid ah Guddidii shirkii HOODAALLE ee beelaha waqooyiga iyo galbeedka Hargeysa, ayaa gaashaanka ku dhuftay in koox ka mid ah guddidoodii ay sheegeen inay murrashax beeshaa…