wargeyskadawan.com
Wasaaradda Waxbarashada Oo Iska Fogaysay Eedo Musuq Oo Guddida Ilaalinta Hantidda Wakiilladu U Jeediyeen
Hargeysa (Dawan): Masuuliyiinta wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warbixin ay soo saareen guddida daryeelka hantida qaranka ee golaha wak…