wargeyskadawan.com
SOMGAS Oo Xarunta Ugu Weyn Gaasta Ee Bariga Afrika Ka Hirgalinaysa Somaliland
Hargeysa(Dawan):- Shirkadda Waddaniga ah ee SOMGAS oo dalka keenta gaasta la shito iyo shooladaha wax lagu karsado isla markaana dalka ka hawl galaysay illaa sannadkii 2009. Kii,ayaa markii ugu ho…