wargeyskadawan.com
“Wadada Madaarka Waxaanu Ka Dhigaynaa Laami Cusub” Xildhibaan Cabdilaahi Aw Aadan
Hargeysa(Dawan):- Golaha Deegaanka Caasimadda Hargeysa,ayaa ballan qaaday in ay waddo cusub oo roog ah dhigayaan jidka isku xidha saldhigga dhexe iyo illaa Madaarka Hargeysa.