wargeyskadawan.com
Muddaneyaasha WADDANI Oo Ku Heshiiyay Inay Curyaamiyaan Fadhiyada Wakiiladda Inta Guddoomiye Cirro Maqan yahay
Hargeysa (Dawan) – Mudaneyaasha Golaha Wakiilada ee taageera xisbiga WADDANI ayaa diiday in ay ka soo xaadiraan fadhiyadii Golaha Wakiiladu yeelan lahaa, tan iyo maalintii uu dalka ka dhoof…