wargeyskadawan.com
Boqolaal Qof oo lagu Dilay Waqooyiga Nigeria
Saraakiisha Nigeria ayaa sheegaya in rabshadaha ka taagan magaalada Baga ee waqooyi bari Nigeria ay ku dhinteen boqolaal qof. Magaalada iyo saldhig milatari oo halkaa ku yaalla ayaa Sabtidii la soo…