wargeyskadawan.com
“Madaxweynaha Soomaaliya Waxaan Leeyahay Kala Lulasho Dooni Mayno Waxaannu Nahay Qaran Madax-bannaan”
Berbera(Dawan):Prof. Axmed Ismaaciil Samater, ayaa ku baaqay in dawladda Somaliland in la sameeyo siyaasad lagu furo qufuladda waaweyn ee caalamka oo aan ku war-wareegin qufulada yar-yar.