wargeyskadawan.com
Shir Lagu Gorfaynayo Xeer Lagu Dhaqayo Shaqaalaha Dawladaha Hoose Oo ka Furmay Hargeysa
Hargeysa (Dawan) Kulan-hawleed socon-doona muddo laba maalmood ah oo lagu gorfaynayay dhamaystirka Xeer-nidaamiyaha lagu dhaqayo Shaqaalaha Dawladaha hoose ee Somaliland ayaa shalay lagu qabtay Mag…