wargeyskadawan.com
“Wargeyska HUBAAL Waxa Soo Eedeeyay Booliska, Xayiraada Laga Qaadayna Waa Wax Lala Yaabo” Xeer-ilaaliyaha guud
Hargeysa (Dawan) – Xeer-ilaaliyaha guud ee qaranka Somaliland Xasan Axmed Aadan ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay go’aankii Maxakamadda Gobolka Maroodijeex ku fasaxday Wargeyska HUBAAL, i…