wargeyskadawan.com
Booqashada Madaxweynaha Nayjeeriya ee Waqooyiga Dalkiisa
Madaxweynaha dalka Nigeria Goodluck Jonathan ayaa booqasho taariikhi ah ku tagay gobolada waqooyi Bari kaddib xasuuq halkaasi ay ka geysteen Boko Haram. Waa booqashadiisii ugu horeysay tani iyo 201…