wargeyskadawan.com
Jaamacada Hargeysa Oo Soo Dhawayn u Samaysay Wefti Ka Socda Degmada Sheffield
Hargeysa (Dawan)- Ardayda Jaamacadaha Hargeysa University iyo jaamacada Dr. Bulxan ayaa soo dhawayn u sameeyay wefti ballaadhan oo ka socda dalka Ingiriiska, gaar ahaan golaha deegaanka magaalada S…