wargeyskadawan.com
Qaahira: Nolosha Xaafadda Xabaalaha
Tiro koobyo aan rasmi ahayn oo la qaaday ayaa cadeeyay in Qaahira caasimadda Masar ay ku nool yihiin hal milyan oo qof, iyagoo dadkaasi kala badh ay ku nool yihiin xabaalaha dhexdooda. Qofka aan i…