wargeyskadawan.com
Urur Deeq Gaadhsiiyay Qaybta Dhimirka Ee Cisbitaalka Guud Ee Hargeysa
Hargeysa, (Dawan)- Ururka Maan Kaab oo fadhigiisu yahay magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa deeq gaadhsiiyey dadka ku jira qaybta dhimirka ee cisbitaalka guud ee magaalada Hargeysa. Munaasib…