wargeyskadawan.com
Buur-madow Oo Madaxweynaha Ku Bogaadiyay Socdaalkii Dheeraa Ee uu ku soo Maray Gobollada
Hargeysa(Dawan):-Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow ayaa soo dhaweeyay isla markaana hambalyeeyay socdaalkii madaxweynaha Somaliland ku soo maray deegaamo badan oo ku yaalla gobolada dalka.waxaan…