wargeyskadawan.com
“Caruurta Waalidkood Rabayn Waayay Xadhig Aan Iib lahayn Ayay Mudanayaan” Wasiirka Daakhiliga
Hargeysa (Dawan)- Wasiirka Arrimaha guddaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde ayaa sheegay in dhalinyarada rabshadaha ka sameeya xaafaddaha Magaaladda Hargeysa iyo kuwa habeenkii dhibaateeya bul…