wargeyskadawan.com
Gudoomiyaha Guddi Hoosaadka Nabadgelyada Guurtida Oo Shacabka Ugu Baaqay Xoojinta Amaanka
Hargeysa (Dawan)- Gudoomiyaha guddi hoosaadka nabadgelyada ee golaha guurtida Somaliland xildhibaan Axmed Muuse Obsiiye ayaa waxa ka hadlay xaalada nabadgelyada ee guud ahaan dalka. Xildhibaanku wa…