wargeyskadawan.com
“Muddo Dhaafka Wakiiladda Ee Guddoomiye Cirro Maxaa Xaaraan ka Dhigi Waayay?”
Hargeysa (DAWAN)- Wasiirka Wasaarada Duulista iyo Hawada ee Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa sheegay in xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo uu bedali karo Madaxweyne ku yimi codka shacabka.