wargeyskadawan.com
Waxqabadka Xukuumadda: Ishii bugtaay ku bikaacso
Tan iyo waqtigii uu xukunka qabtay madaxweynaha Axmed Maxamed Maxamuud (siilaanyo) waxa uu muujiyay waxqabad muuqda oo la taaban karo, kaas oo isugu jira qaybaha kala duwan ee adeegyada bulshad…