wargeyskadawan.com
Socdaalkii Buur iyo Bannaan wuxuu Daliil u ahaa Guulaha Xukuumadda M-weyne Siilaanyo!
Socdaalkii dheeraa ee Buur iyo Bannaan ee M/weynaha JSL iyo weftigiisii cuslaa ay ku marayeen gobollada, degmooyinka iyo tuulooyinka dalka oo dhan [min Baki (Awdal) ilaa Gambadhe (Sool), min Coodan…