wargeyskadawan.com
Xukuumadda Iyo Cuqaasha G/Maroodi-jeex Oo Go’aamo Adag ka Soo Saaray Dhalinyarrada Qaswadeyaasha ah
Hargeysa (Dawan) – Laamaha amaanka iyo Cuqaasha Gobolka Maroodijeex , ayaa kulan ay shalay iskugu yimaadeen waxay ku sheegeen in gacan bir ah lagu qaban-doono dhalinyarada kooxaha isku disha …