wargeyskadawan.com
Daacish oo Nolosha ku Gubtay Duuliyihii Joordan
Maleeshiyada Daacish ayaa sheegtay in ay nolosha ku gubeen bayloodkii reer Joordan ee ay haysteen. Muuqaal fiidyow ah oo ay kooxda Daacish ku baahisay online xalay ayaa muujiyay duuliyaha Joorda…